Dhageyso:Kacdoonkii Oromada oo laba kacleeyay.

CWLLvVyWsAArgPN

Qowmiyadda ugu badan ee Amxaarada iyo tigreegu gumeystaan ee Oromada ayaa wadda kacdoonka ay ku doonayaan in ay xoroobaan.
Kumanaan dad ah ayaa isugu soo baxay dhulka Oromadu degto waxaan kacdoonkooda taageeray saraakiil iyo ciidamo la shaqeeyay Dowladda Itoobiya kuwaasoo dharkii tuutaha gubay kuna biiray kacdoonka ay wadaan kuwa ay wada dhasheen ee ka dhiidhiyay hadafka amxaarada iyo tigreega.
Aqoon yahan Cabdulaahi Cali Hiirad oo si dhaw ula socda dhacdooyinkaan rabshaduhu bar barsocdaan ayaa arimahaas uga waramay Idaacadda Islaamiga ah ee Alfurqaan.

Dhageyso Aqoonyahan Cabdulaahi Cali Hiirad.


Waxa uu ka sheekeeyay dilal ay Itoobiya geysatay asigoo sidoo kalena ka hadlay sida loogu baahan yahay in Muslimiinta Bariga afrika ku dhaqanu u dagaalamaan in ay xoroobaan.

Voice Of Somalia-SOMALI LEAKS