Xildhibaan Cabdi Barre oo kamid ah Baarlamanka Muqdisho ayaa kaga hadlay hab qaybsiga 4.5!
Wuxuu sheegay in habkaan ay wataan shisheeyaha faragalinta ku haya dalka kuwaasi oo doonaya buu yiri inaysan Soomaalidu heshiin.
Cabdi Barre wuxuu si kulul kaga hadlay waxqabadka Dowladda Xasan Sheekh.
Wuxuu sheegay dowlada hada jirta inaysan waxba qaban mudadii ay jirtay ee 3 sano ahayd.
Wuxuu sheegay in shisheeye ay maamulaan illaha dhaqaalaha Muqdisho.
Ammaan xumida ka jirta Muqdisho ayuu soo hadal qaaday Cabdi Barre.
Nicholos Kay ayuu sheegay inuu utaliyo Dowlada Xasan Sheekh.
Dhageyso Wareysiga Xildhibaan Cabdi Barre
Voice Of Somalia-SOMALI LEAKS.