Waa Gabay loogu magac daray “DAAD” kaas oo uu curiyay Abwaan Xaaji Mohamed Rashiid isga oo gabayna si weyn uga hadlaya fashilka ku timid xukuumada dhiigyacabka ah ee Itoobiya, dhanka kalena uu garab siinayo kacdoonka ka socda dhulka Oromiya ee lagu diidan yahay gumaysiga.
Voice Of Somalia-SOMALI LEAKS