DHAGEYSO:-Abwaan Maxamed Rashiid oo Gabay Cusub Ka Tiriyay Kacdoonka Ka Dhanka ah Tigreega”TPLF”

Dalka Itoobiya waxaa ka socdsa kacdoon xoogiisu ay wadaan qowmiyada Oramada kuwaasi oo kasoo horjeeda nidaanka Tigreega ‘TPLF’

Meelo badan dalka Itoobiya  waxaa laga saaray Ciidamada Tigreega ee dalka ku amar taagleeya waxaana loo dhisay is maamul ka madax banaan Itoobiya.

Hadaba Abwaan Maxamed Rashiid oo kamid ah Abwaaniinta Soomaaliyeed ayaa gabay la baxay Daad ka tiriyay kacdoonka looga soo horjeeda Itoobiya ee ka socda Dalka Itoobiya.

“Dar Ilaahay mooyee Tigree dabar go’o weeyeene”

Voice Of Somalia-SOMALI LEAKS