Sawir sameeyaha Amin arts ayaa sameeyey sawir uu ku muujinayo Faarax C/qaadir oo lagu sido gaari gacan islamarkaana loo wado inuu madaxweyne ka noqdo Maamulka loo sameenayo Gobolada Hiiraan iyo Sh/dhexe.
Damul-jadiid ayaa xisaabsanaya inay gacanta ku dhigaan Maamulkaas,siday horey gacanta ugu dhigeen wixii loogu yeeray Galmudug.
Voice Of Somalia-SOMALI LEAKS