Ciidanka malateriga Kenya ayaa dad shacab ah ku xasuuqay bartamaha suuqa magaalada Mandheera ee Gobolka Waqoyi bari Kenya.
Isla Goobtii ayaa waxaa kudhinta sadex ruux halka ruux kalana uu u dhintay dhaawicii kasoo gaadhay rasaasta.
Xasuuqa lagu hayo Soomaalida ayaa sii kordhay sanooyinkii ugu danbeeyay,qaar ayaa nolosha lagu duugaa, qaarena kalena lama oga meel lala aaday.
Voice Of Somalia-SOMALI LEAKS