Abwaanada Soomaaliyeed Roda Ibrahim C. Gurey (Afjano) ayaa saartay gabay cusub oo ay ugu wanqashayHIILO, gabaygan oo ay Abwaanadu si aad u xeel dheer ugu faro yaraysatay, waxayna ku garaacday gumaysiga Ethiopia ee gabalkiisu sii dhacayo.
Abwaanad Afjano oo looga bartay gabayo aad u miisaan culus kolbana xaalada lamarayo lajaan qaadaya ayaa gabaygan cusub ee ay Hiillo ugu wanqashay waxay ku dhigdhigtay kacdoonka & qalalaasaha Ethiopia ka aloosan & sida ay burburka qarka ugu saarantahay.
“Heerka ugu qaraar ha u dumeen Hoodo ma lahayne”
Voice OF Somalia-SOMALI LEAKS