DHAGEYSO:-Dibad Baxyo ka dhan ah Kaligiis Taliye Ismaaciil Cumar Geelle oo ka dhacaya Yurub.

pizap.com14513910846641.jpg

Maamulka uu Hogaamiyo Kaligiis Talitye  Ismaaciil Cumar Geelle ayaa wajahaya kacdoon kaga imaanaya umadda reer Jabuuti.

Siyaasiyiinta Mucaaradka oo horukacaya shacabka ayaa si weyn kaga soo horjeeda Madaxweynaha Jabuuti oo ay ku eedeeyeen inuu dalka uhorseeda dhibaatooyin kala duwan.

Dalka Biljam waxaa barito lagu wadaa inuu ka dhaco isku soo bax looga soo horjeedo Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle.

Labada Bisha Janaayo ee sanadka Cusubna waxaa isku soo bax ka dhan ah Madaxweyne Ismaaciil uu ka dhici doonaa Dalka Kanada.

Hadaba Hoos ka dhagayso dibadbaxa dhacaya iyo dhibaatada dhaqaalle xumo ee dalka ka taagan.

Dhageyso Dadka Kasoo Horjeeda Ismaaciil Cumar Geelle.

Voice Of Somalia-SOMALI LEAKS