Sheekh Adan Sune oo ka mid ah Culumada Soomaaliyeed ayaa jawaab adag ka bixiyay hay’adda World Vision oo Soomaaliya kaga howlan gaalaysiin ama Tansiriin muuqata oo aan qarinayn,kuwaas oo toos u sheegteen inay shaqo siinayso qofkii Soomaaliya oo gaalooba kaliya!.
Culumada Soomaaliyeed ayaa hore uga digtay World Vision,oo ah Tansiirin ama gaalayn toos ah,waxaana arinkaas banaanka soo dhigay Warbahinta Dalsoor.com,baaritaan ka dib.
Cabdiweli Gaas”Puntland” ayaa ka bixiyay jawaab daciif ah oo ku aadan World Vision iyo shaqadeeda qarsoon.
Voice Of Somalia-SOMALI LEAKS