Sheekh Aadan Sunne oo ka mid ah Culimada Soomaaliyeed ee ku nool Hargeysa ayaa ka hadlay Tahriibta iyo dhibka ay leedayahay,wuxuuna ka sheekayay Sheekooyin ay uga sheekeeyeen dad horey u Tahriibay,waxaana ku jira kuwa calool xumo ah.
“Caruurta dadka Tahriiba jidka kusii dhalaan waxaa la siiya ama la geeya Kaniisadaha Vetikanka Italia”
Voice Of Somalia-SOMALI LEAKS.