Gaalada u Ololeysa Liwaadka oo Ku soo badanaya Hargaysa.

36127699

 

Cooper is openly gay; according to The New York Times, he is “the most prominent openly gay journalist on American television.”[34] For years, Cooper avoided discussing his private life in interviews.

Cooper and his boyfriend, gay bar owner Benjamin Maisani, have been dating since 2009.[1] Cooper considered coming out to the public when same-sex marriage became legal in New York in July 2011.[36] In 2014, the couple purchased the Rye House, a historic estate in Connecticut.[37]

https://en.wikipedia.org/wiki/Anderson_Cooper

 

Magaalada Hargaysa oo ah xarunta maamulka Somaliland waxa ay noqotay magaallo ay kusoo badanayaa gaalada u ololeysa ficilka Liwaadka.

Suxufi Maraykanka ah oo lagu magacaabo Anderson Cooper ahna nin Liwaadka u ololeeya ayaa hadda ku sugan Hargaysa.

Waxa uu la kulmay gabdho Soomaali ah oo ku sugan Magaalada Hargaysa.

Qoraallo iyo Muuqaalo uu ku dhiiragalinayo inay isku taggaan dadka isku jinsiga ah ayuu marar badan baahiyay suxufigaan.

Barta Twiiterka uu ku leeyahay ayuu soo dhigay sawir Muujinaya Gabdhaha uu La kulmay.

 

Somaliland wey ogashahay dhulkeeda inay ku wareegayaan oo ay tagaan kuwa faafinaya ficilka qowmu luudhka halka la xiro lana cadaadiyo culimada diinta islaamka ee ka dhiidhiyay ficilada foosha xun ee ku baahaya Hargaysa.

XIGASHO:-SABAAX.COM

SH. AADAN SIIRO: Gabdhaha ugu qurxan Hargeysa waxaa habeen walbo loo geeya