Xasan Sheekh madaxweynaha Xamar iyo ninkii mudaba ugu sareeya maxakamada Xamar Ilka Xanaf ayaa mudooyinkan danbe is haystay,waxayna isku haysteen dhul la laga boobay dadkii lahaa iyo qaranka dumay ee Soomaaliyeed.
Dhulkan la isku haystay ayaa ah dhul ku yaala meelo kala duwan oo Muqdisho ah, qaar dhulkaas ka mid ah waa loo xukumay oo la siiyay dadkii horey u lahaa, waxaana laga xukmiyay Xasan Sheekh walaalkiis Cali Sheekh iyo XAASKA XASAN SHEEKH oo magaceeda lagu soo gaabshay Sahra Indhayar oo ah qof sheegata Xamar oo dhan,awoodna ku faanta.
QAARKA KA MID DHULKA KHILAAFKA KEENAY .
LA SOCO QORAALKA XIGA OO DHAMAYSTIRAN
Voice Of Somalia-SOMALI lEAKS