Ka wariyaha ah ee Ka hawlgala CNN , laguna magacaabo Anderson Hays Cooper , Warkiisu waa cadyahay oo waxay isqabaan , meher isugu xidhanyahay ninkusheeg lagu magacaabo binyamiin Misaani,balse hala hubsado ka la socday ee ah asaasaha iyo Agaasimaha xarunta ee Abaarso ( Galbeedka Hargaysa) laguna magacaabo Jonathan Starr , waxa xarun waxbarasho-kusheegtaa lagu soo uruursadaa hablaha iyo inamada dayrata ah ee wax ka barta dugsiyada dhexe, waxaana lagu khaladaa iyaga iyo qoysaskooda, waxa lagu khaldaa jaamacado Maraykan ah iyo kuwo caalamka ah baa la idiiin dirayaa.
Markaa mashruuca halkaa ka socda aynu iska hubsano.
Qofkastaa waxa uu u eekaadaa kuwa soo barbaariyey, caruurteenana waxa barbaarinayaa nimanka dhaqankaa xun wata .
XIGASHO-Wariye Cabdimaalik Coldoon.
Voice Of Somalia-SOMALI LEAKS