DHAGEYSO:-Ka digtoonow inaad u Kaalmayso Madaxda Daalimiinta ah.

 

Sheekh Adan Sunne ayaa ka hadlay kuwa  Dulmiga sameeya  in la kaalmeeyo.Wuxuuna sheegay meesha ay ku danbeyn doonaan kuwa dulmiga ku caan baxay.Sheekha ayaa  ka hadley Nin maalmahan soo baxay kaas oo baabiinayaa caqiidada saxda ah, kaas oo aan waxbaba reebeeyn heer uu ka gaaraey in uu aflagaadeeyo Nabiga (NNKH).Sheekha maalmo ka dib waxaa guriigiisa  kala baxay oo Xabsi geeyay ciidanka RRU ka jira Hargeysa,dadkuna u yaqanaan “Raga Reeraha Udhaca”

Voice Of Somalia SOMALI LEAKS.