Wasiirka Amniga Puntland Cabdi Xirsi Qarjab iyo Gudoomiyaha Gobalka Bari ayaa ku dhaawacmay is rasaasayn ka dhacday Magaaladda Bosaso.
Is raasaynta ayaa sidoo kale waxaa ku dhaawacmay Taliye ku xigeenka Cali Xuun iyo 6 askari oo ka tirsan Ciidamadda Puntland.
Wasiirka ayaa waxa uu ku dhaawacmay is rasaaseyn dhexmartay ilaalada Taliyaha Birmada maamulka Puntland Cismaan Afdalow iyo Taliyaha Ciidanka Booliska Cabdirisaaq Afgaduud.
LA SOCO WIXII XIGA.