GABAY:-Sheekh Aadan Sunne – “Arli Baan Ahay Maanta”

Sheekh Aadan Sunne   ayaa gabay ka tiriyay dhibka haysta gayiga Soomaaliyeed iyo dadka ku nool ,kuwaas oo duulan dhinac walba lagu soo qaaday,sida muuqatana lagu mashquulyay howlo kale aan dhamaad lahayn.

Sheekh Sunne ayaa ka mid ah Culumada u digta Soomaalida,xaqana kor u sheega, waana sababta keentay in ciidanka RRU”Ragga Reeraha Udhaca” ay xabsiga u dhigeen,iyadoo suuqa Hargeysa oo wareegayo nin LAGA ROONE AH (COOPER) oo xaflado loo dhigayo!

Voice Of Somalia-SOMALI LEAKS.