Gudoomiyaha Maamulka Jubaland ee degmada Garbahaareey ee Gobolka Gedo oo ka hadlay Xarigii ay Degmadaasi ugu geysteen Ciidamada Itoobiya ayaa sheegay inay ku xad gudbeen shaqsiyadiisa iyo Mas’uuliyada uu hayo kadib markii lagu jir dilay gudaha degmada uu Madaxda ka yahay.
Waxa uu wareysigan ku sharaxayaa sida ay wax u dheceen iyo eedeymaha keenay inay dhaqankaasi ku sameeyaan Ciidamada Itoobiya oo dhowr saacadood ku xiray degmada Garbahaareey xarun Milateri oo ay ka degan yihiin.
G-Garbahaareey-.mp3
Voice Of Somalia-SOMALI LEAKS