DAAWO:-Qaadka, Sigaarka & Shiishadda & Sheekh Mustafa Xaaji Ismaaciil

Hadaba waxaan idiin soo gudbinaynaa muxaarado qiimo badan oo ku aadan Sigaarka, Qaadka & Shiishada, muxaadaradan uu soo jeedinayo Sheekh Musfate Xaaji Ismaaciil wuxuu si qoto dheer Sheekhu uga hadlayaa dhibaatada balwadahadaasi u leeyihiin nafta qofka bini’aadamka ah, isagoo ka eegayaa dhanka caafimaadka, diinta, bulshada, dhaqaalaha, fasahaadka, macsida & waliba aqoonta guud ee maadiga ah.

Voice Of Somalia-SOMALI LEAKS