AMISOM iyo xulufadeeda ayaa ku andacooda inay yihiin NABAD ILAALIN! balse xaqiiqda ayaa ah inay yihiin NABAD KA ILAALIN noloshana u diidan dadka, maamul beeleedyada iyo shisheeyaha ayaa ah kuwa dhibaato ku haya shacabka ku nool meel kasta oo tageen gayiga Soomaaliyeed.
Dadka ku dooda in ciidankaasu nabad ilaalin yihiin maanta may noo jawaabaan mise nabad ilaalinta micnaheedu waa aabad ka ilaalin?
Abwaan Cabdulaahi Yaasin “Soomali”