DAAWO:-Dhibaatada dadka Shacabka ah ku hayaan maleeshiyo Beleedka #‎Muqdisho

Markasta oo marayo ama degan yahay wadooyinka Muqdisho nin ka tirsan dowlada Federaalka ama Wafdi Ajnabi ah waxaa loo xiraa wadooyinka oo dhan,waxaana la xayira dadka magaalada ku nool.
Voice Of Somalia-SOMALI LEAKS