Xasan Sheekh Maxamud iyo Dowladda Federaalka ayaa horey Sacuudi Carabiya uga soo qaaday Qandaraas dumar Soomaaliyeed loogu iib geynayo dhulkaas loogu naxariis daran yahay dumarka.
Qandaraaska ayaa Xasan Sheekh ku wareejiyay Sheekh Cali Wajiis oo ka mid ah Ictisaamka Muqdisho,wuxuuna xafiis ka furtay Muqdisho loogu jiro safaf dhaadheer ,wuxuuna iib gaynayaa dumar Soomaaliyeed.
Qandaraaskan ayaa waxaa laga samayn doonaa lacag aad u badan,waxayna inta lacagtaas ku dhici doontaa jeebka Sheekh Cali Wajiis!
LA SOCO WIXII KA SOO KORDHA.