Gaadiidka AMISOM oo dardaray Sargaal ka tirsanaa Booliska Xamar!

12803220_901319213299853_8247192959486363395_n

Kolonyo ka tirsan Ciidanka AMISOM ayaa xalay waxa ay nawaaxiga wadada hor marta Xarunta  Theaterka Muqdisho ku jireen Sarkaal ka tirsanaa Booliska Muqdisho.

Sarkaalkaan oo xilliga shilka uu dhacayay uu dhaawac xoogan uu soo gaaray ayaa markii dambe u geeriyooday dhaawacii soo gaaray.

Ciidanka Amisom ma istaagin, mana soo noqon,waxayna ka dhigan tahay inowsan qax qiimo lahayn muwaadinka Soomaaliyeed,ama Boolsi aha ahaado ama shicib.

Waxaa indhawaanahaan isi soo tarayay Gaadiidka AMISOM shilalka ay ku jiraan dadka Soomaaliyeed xilliyada ay marayaan waddooyinka waaweyn ee Caasimadda Muqdisho.

“Muqdisho waa magaalo ku jirta gacan shisheeye” sidaa waxa yiri dadka yaqaan Muqdisho.

Voice Of Somalia-SOMALI LEAKS.