WAREYSI:-Xiriir caynkee ah ayaa kadhexeeya Faarax Cabdiqadir iyo Itoobiya

Faarax Cabdiqadir waxaa uu kamid yahay xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya waxaana lagu sheegaa inuu yahay ninka ugu dhow Itoobiya”Jaajuus” ee u qabta wax kaste oo Soomaaliya ay uga baahato.

Raga   dawlada Ethiopia u dhow una  ololeyaa howlaheeda waxaa  ka mid ah.

1- Xuseen Cabdi Xalane 
2- Faarax Sheekh Cabdulqaadir 
3- Mustaf Sh. Cali Dhuxulow 
4- Cabdullahi Maxamed Cali ( Sanbalooshe ) 
5- Maxamed Sh. Xasan Xaamud Taliyaha Booliska Federaalka Xamar.

 

Voice of Somalia-SOMALI LEAKS