Sheekh Cumar Xayaakallaah oo ka mid ah culumada Diinta Islaamka ayaa muxaadiro kaga hadlay Federaalka iyo sida uu Soomaalid isaga horkeenayo.
Wuxuu tilmaamayaa in federaalku keenay in dadkii Soomaaliyeed la kala sareysiiyo.
Waxaa jira Maamulo Shisheeyuhu ka dhisay Soomaaliya oo loolan adag ka dhexeeyo si aanay u soo bixin awood lid ku ah Dowladaha soomaaliya in ay qeybsadaan ka shaqeynaya ee kenya iyo itoobiya.
Wuxuu Sheekhu ka sheekeeyay sida kuwa sheegta maamul goboleedyada oo u dulaysto Gabre oo mararka qaar aysan la socon wax ilaalo ah oo kaligiis yahay!.
Voice Of Somalia-SOMALI LEAKS.