Waa askari Kenyan ah oo Kismaayo ku dhex niikinaya iyo dumarka Soomaaliyeed oo lagu qasbay inay u mashxaradaan duligaas dalkoodii qabsaday.
Mudo fog ayaa Soomaalida wax loogu sheegay kor iyo hoos,waana garan waayeen,waxaa weli soo muuqanaya gumaysiga dalkoodo sii galayo,waxaa marqaati ma doonto u ah Video-gan.
Voice Of Somalia-SOMALI LEAKS