DAAWO:- Wariye Abdimaalik Muuse Coldoon Oo Si Adag Uga Hadalay Xasuuqa Ay Ciidanka Gumaysiga Ethiopia Ka Gaysteen Dagmada Gashaamo:

Waxaan idiin soo gudbinayna Muuqaal uu iska Soo Dubay Wariye Abdimaalik Muuse Coldoon oo si adag uga hadalay xasuuqa ay Ciidanka Gumaysiga Ethiopia ka Gaysteen Dagmada Gashaamo:

Taas oo dad fara badan si kala gargar ah uga hadleen ayaa wariyihu si qodo dheer uga hadlay kuna sheegay ciidankan wax xasuuqahaya in uu yahay ciidanka gumasiga ethiopia oo adeegsan haya caloshood u shaqaysta yaal rerka lagu tilmaamahayana uu in badan la halgamay soomalidu u dhabar jabisay :

Voice Of Somalia-SOMALI LEAKS