DAAWO:-Dhalinyarada Soomaaliyeed ayaa ku baraarugtay Halista Gumaysiga Itoobiya

Dhalinyarada Soomaaliyeed ayaa ku baraarugtay Halista Gumaysiga Itobiya iyo Qorshaha Guracan ay kudoonayaan inay kula wareegaan dalka Soomaaliya iyaga oo adeegsanaya Hanaanka Qaybi oo xukun ayna ka dhaxleen Gumaysigii cadaa ee iyaga kahoreeyay, bal hada daawo muuqaalkan.

Voice Of Somalia SOMALI LEAKS