DAAWO:-Cabdi Iley Iyo Waftigii Tigreega Waxa ka raacay Australia

Dalka Australiya Waxaa booqasho ku joogay labo Madaxwayne oo kala ah,Madaxwaynaha Gobolka Tigreega,iyo kan Maamulka Jigjiga,Ee Lagu Magacaabo Cabdi Maxamuud Cumar,Waxaan halkaas ooga socday Shir loogu talogalay in uu socodo maalmo,hase yeeshee Mudaaharaado ayaa hadheeyey gobtii uu shirkaasi ka socday.

Jaaliyada New South Wales ee Ogadenia iyo Jaaliyada Oromia oo fashiliyay shir ay qaban rabeen dhagara qabayaasha ina Iley iyo Abey Walde oo uu la socday Af-hayeen ku sheega xukuumada Gumaysiga ayaa laga qabsaday hoolkii shirka.

Voice Of Somalia-SOMALI LEAKS