Abwaanad Rooda Afjano ayaa gabay qiiro iyo qiimo lek ku cabirtay wixii reer Austereliya ku sameeyeen Ina iley.
Abwaanad Rooda ayaa caan ku ah gabayo ad adag kala hortagto kuwa u adeega Wayaanaha,waxay aad u neceb tahay Ina Iley iyo kuwa la mid ka ah.
Voice Of Somalia-SOMALI LEAKS.