SIR LA HAYO:-Maxay Itobiya Ugu Duushay Eritrea

Cabdi Daahir oo ah khabiir Qaramada midoobay kala taliya dhinaca amaanka ayaa ka faalooday arin dhabar Jab ku ah maamulka Itobiya oo uu sheegay inay ku khasabtay inay Eritrea ku dUlaan,madaama aysan ay is haystaan Xisbiga Tigreega ee talada haya (TPLF),waxaa kale oo cadaadis kala kulmayaan rabshadaha ka socda dhulweynaha Oromada ,kaas oo qalqal galinaya maamulka Tigreega.

Itoobiya oo dagaal la gasha Eritrea waxaa dan weyn ugu jirtaa  dhamaan umada Soomaaliyeed.

Voice Of Somalia-SOMALI LEAKS