(SIFADA MUNAAFIQIINT)Sheekh Boqolsoon Muxuu Ka Yiri Soomaalida Maanta

Sheekh Boqolsoon Allha u naxariistee ayaa horey uga hadlay xaalada maanta Soomaalida ku sugan tahay,waxaadna la yaabi doontaa waxa uu ka yiri 30 sano ka hor Sheekh Boqolsoon kuwa maanta Soomaalida hortaagan,
Wuxuu ku tilmaamay ama ku sheegay inay Munaafiiq yihiin u shaqeeya gaalo soo duushay.
Fadlan Sheekha u duceeya.

Voice Of Somalia-SOMALI LEAKS