Siyaasiga Zakariya Xaaji Cabdi xilal kala duwana kasoo qabtay dawladihii dalka Soomaaliya soo maray ayaa kahadlay Raja xumada Ummada Soomaaliyeed, waxaana uu Zakariye kadhawaajiyay Hadal dhex maray isaga iyo Janaraal Gabre mudo haatan laga Joogo 12-sano.
Voice Of Somalia-SOMALI LEAKS