DHAGEYSO -Sideen Usoo Dhaweynaa Bisha Ramadaanka

Muxaadaraadkan oo uu jeedinayo Sheekh Cali Xaaji oo kamid ah culimada diinta islaamka ayaa waxay kuwooda ugu horeeya,wuxuuna Sheekhu  kaga  hadli doonaa soo dhaweynta Ramadaan, waxaadna uga faa’iidi  doontaan  mawaadiic kale oo isla Ramadaanka ku saabsan.

DHAGEYSO QAYBTA LABAAD:- Sideen Usoo Dhaweynaa Bisha Ramadaanka

Voice Of Somalia-SOMALI LEAKS.