‪#‎BOYCOTTETHIOPIAN‬:Go’aan Muhiima Oo La Rabo Inay Qurbajoogta Somaliyeed Isku Raaceen

Waxaa Qurbajoogta Soomaaliyeed  laga rabaa  inay markaliya u midoobaan  inay joojiyaan Diyaarada Wayaanaha (ETHIOPIA) inay  raaacaan,si loo wiiqo dhaqaalaha lagu xasuuqayo shacabka Soomaaliyeed ee dhulkooda ku nool.

Waxaa laga codsanaya Qurbajoogta Soomaaliyeed inay ka fiirsadaan inay dhaqaalahooda siiyaan diyaarada Ethiopia Airlines oo  mid qeyb ka ah xasuuqa Ethiopiya ka wado gayiga Somaaliyeed.

Voice Of Somalia-SOMALI LEAKS.