DHAGEYSO SOOCADE IYO SIDOW U DHAARANAYO!

Wasiirka  Warfaafinta Maamulka Puntland oo Dhaar Saddex Wale Bile ku Maray in uu saxafada Ka Shaqaysa Deegaanadda uu wasiirka ka yahay uu Xabadd ku Jar jarayo. Hanjabaadan ayaa ka dambaysay kadib markii uu warqad amar ah saxafiyiinta puntland ku amray in anay baahin wararka gudoomiyihii hore ee Gobolka Bari mr Galan oo dagaal kula jiray xukuumadda Garoowe ee Cabdiwali Gaas balse saxafadda maxaliga ah oo dheg jalaq u siin wayday amarkaasi ayaa keentay in uu hada sidan ula hadlo saxafadda.

Voice Of Somalia-SOMALI LEAKS.