Shirkii Marxalada Geeska Afrika iyo midnimada Somalida ee lagu qabtay magaalada London ayaa waxaa hadal Qiira badan oo Gilgilay Quluubta muwaadiniintii Soomaaliyeed ee kaqayb gashay kajeediyay Profesor Yuusuf Cadami oo kamid ah Aqoonyahanka fara kutiriska ah oo diida gumaysiga Itoobiya ku hayso gyiga Soomaaliya.
Profesor Yuusuf Cadami ayaa sheegay inow aad u dhibsado kalamadan maalmahan danbe aad loo isticmaalo ee ah “Somaalida Ethiopiya ayaan nahay”
Voice Of Somalia-SOMALI LEAKS