Waa Muuqaal, Taariikh madow iyo Murugo leh, Waa kuwaas Culimadii Ictisaamka , maxay maanta la qaylinayaan sow kuwaas dumarka horey ugu geeyay Amisom.
Maxay shalay umamada u sireen maantana la qeylinayaan.
Si fiican u dhageyso Cali Wajiis.
Voice Of Somalia-SOMALI LEAKS.