Koox katirsan Jaaliyada Oromada oo caraysan ayaa safiirka Woyanaha ee Holland iyo koox lasocotay waxay ugu Galeen Hool ay doonayeen inay shir kuqabtaan, waxaana madashii Hoolka xoog looga saaray safiirkii iyo xubnihii lasocday iyaga oo dulaysan.
Waxaad arkaysa in Oromado ka karti badan tahay Soomaalida maanta intooda badan,mwaxaa dulaysta oo iska dila Gabre iyo Liyuu Booliiskiisa.
Voice Of Somalia-SOMALI LEAKS