Nin ka mid ah qurbajoogta ku nool Ingiriiska ayaa Soomaalida uga digay inay ka digtoonadaan waxyaabha QOWMU LUUDKA ee lagu soo kordhiyay Manhajka waxbarashada ee dalka Ingiriiska.
Waxyaabaha QOWMU LUUDKA ayaa ka buuxa waxa loo yaqaan QABYO QORAAL,waxaana dhawaan ansixiyay golaha wasiirada ee Dowlada Federaalka in sharcigaas xun Soomaalido ku dhaqanto.
Raiisul Wasaaraha iyo Golaha wasiirada dhamaantood waa Qurbajoog,waxaana caruurtooda loo dhigaa ama la baraa waxa xun ee ninkan Soomaalliyeed ka digayo.
Voice Of Somalia-SOMALI LEAKS