DHAGEYSO:-Tarsan Ayaa Ka Jawaabay Eed Kaga Timid Xasan Sheekh

Xasan Sheekh ayaa sheegay  in siyaasiyiinta wax ka sheegaa yihiin cadowga labaad ee Dowlada Fedaraalka “Cadowgeena Labaad waa kuwa saxaafada ka qeyliya” Xasan Sheekh.

Tarsan ayaa isku dayay inow u jawaabo Xasan , walow waxa uu sheegay oo dhan ay Muqdisho  ka jieen markii uu isagu xukunkeeda yahay ,waxna uma qaban reer Muqdisho inow wax ka qaatay maahine,waana  laga yaqaan Muqdisho inow yahay ” Qeylo aan wax qaban”

Voice Of Somalia-SOMALI LEAKS