“libaaxu Weligiis Libaax Ayuu Ahaanayaa”Saddaam Xuseen

 

pizap.com14681463990291.jpg

Markii Mareykanku ay qabsadeen Ciraaq ayaa Madaxweynahii hore ee dalkaas Saddaam Xuseen gabay uu tiriyey waxaa sadarradiisa ka mid ahaa:

“Yuusan ku murjunin waqtigu si kastoo ay eeyuhu ugu dul qeyliyaan maydadka libaaxyada, hana u maleynin qaylidoodu ama qoob ka ciyaarkoodaasi inuu yahay mid ay uga koreeyaan ama uga sareeyaan Libaaxyada, libaaxuna weligiis libaax ayuu ahaanayaa”.

Abdulahi Nur Colombo.