Xasan Sheekh Oo Laga Hor Istaagay inow Tago Xerada Xalane

pizap.com14617511960601

Ilo wareedyo lagu kalsoon yahay oo aanu ka heleyno xarunta madaxtooyada Villa Somalia ayaa sheegaya in  ninka xilligiisu sii dhacayo laga hor istaagay kulan ka dhici lahaa xerada Xalane.

Wararka ayaa sheegaya in  Xasan Sheekh uu dib uga laabtay xarunta laga xukumo gayiga Soomaaliyeed,isaga oo markaan aan qoslayn.

Wararku waxay inttaasi ku darayaan in fashilka soo wajahay  Xasan Sheekh uu qeyb ka yahay dhaliilo horay loogu jeediyay oo ku saabsanaa  amaandaro baahday,wax qabad la’aan. musuq maasuq,eex, iyo wax kasta oo xun  ay sameeyeen Xasan iyo kuwa la shaqeeya.

Soomaalida wax garata iyo Alshabaab ayaa Soomaalida mudo dheer uga digay  waxa ka socda Xalane inay yihiin wax dhib soo wada, laakin dad ayaa ku jawaabay waxaa ka socda  Xalane waa horumar Soomaaliyeed,laakin weli waa la hurdaa.”AAN OOYEE ALBAABKA II XIRA”

pizap.com14681456183081

Voice Of Somalia-SOMALI LEAKS