Shacabka Oromada ayaa waxay wadaan bilihii ugu Danbeeyay kacdoon ay kaga soo horjeedaan Xukuumada Wayaanaha. Halkani waa Magaalada Ginchi ee Galbeedka Shawa Waxaa isugu soo baxay Boqolaal Shacab ah oo ku dhawaaqaya erayo ay kaga soo hor jeedaan Gumaysiga Itoobiya. Waxaa kamida Erayada ay Dibad baxayaashu ku dhawaaqayaan (woyaane Hatu) oo micnaheedu yahay wayaane waa Tuug.
Voice Of Somalia-SOMALI LEAKS