MAAREEYE IYO REER MUQDISHO “Marti Edeb Daran”

 

 

Nin dowlada Federaalka ugu magacaaban wasiirka Warfaafinta ayaa nin ku wareeray amniga Muqdisho oo ah mid ay soo waayeen kuwii loo diray.
Maareeye ayaa qaba cabsi aad u badan waxaana dadka yaqaan ku sheegan inow yahay xasil daran , aadna looga dareemo qalqalka oo ka qabo Amanigiisa.
Mareeye ayaa ah nin ah degan hoteel sida wasiirada kale oo dhan,waxaana la waayay ama la hayn hoteel amaan ah magaalada Muqdisho.
Wuxuuna maanta sheegay in Bajaabka laga mabnuuco jidka magaalada oo ula jeedo jidka Maka Almukarama oo ah halka kaliya oo dowlada Federalka ah ay degan tahay ama marto,waxaana hadaalkaas ka hor yimid dadka reer Muqdisho oo ku yiri “Waxaa tahay Marti Edeb Daran”

 
Voice Of Somalia-SOMALI LEAKS