UGAAS XASAN UGAAS KHALIIF & IGAD

Ugaas Xasan Ugaas Khaliif Ugaas Rooble  ayaa ka hadlay dhawr Arrimood dhowr ah, gaar ahaan shirkii natiijo la’aanta kusoo dhamaaday ee dhawaan dhaxmaray duubabka dhaqanka gobolka Hiiraan iyo wafdi ka socday urur gobolleedka IGAD oo hogaaminayo General Gabre iyo gacan yarahiisa Ina Cabdi Afey.

Ugaas Xasan ayaa horey u diiday kuna gacan sayray Xasan Gurguurte iyo xisbigiisa Damul jadiid.

Ugaaska ayaa si cad u diidan in  Hiiraan oo dhan   la hoos geeyo Jowhar.

Voice Of Somalia-SOMALIA LEAKS