Waxaad arki doontaa muuqaal nin Soomaalia ah oo xabsi iyo jirdil adag ka dib isku dhex yaacay,dhimirkiisu dhamayn.waxaad ka garan kartaa su’aalaha la weydiinayo soda oo uga jawaabayo.
Cabdi Ileey wakiilka Tigreega ee Jigjiga iyo kuwa arxanka daran EEYAHA WAALAN “LIYUU POLICE-KA” kilinka Xabashida waa dad arxan daran,dhibaato aan dhamaad lahana ku haya shacabka Soomaalida ee dhulkaas ku nool.
Voice Of Somalia-SOMALI LEAKS.