Waxaa fakanaya saraakiishii iyo ciidamadeedi ka qeyb qaatay inqilaabkii dhicisoobay ee Turkiga.
Inqilaabkan ayaa ka duwan kuwii hore ee ka dhici jiray dalka Turkiga,maxaa yeelay waxaa colaado aan dhamaad lahayn ka jiraan inta dalalka Iraq iyo Suuriya,waxaana colaad dabadheer Turkida u haya qowmiyada Kurdida.
BBC-da ayaa baahisay daqiiqado ka hor in ay heshay xog sheegeysa Saraakiil ciidan oo ka mid ahaa kuwii xalay maleegay Afgembigii dhicisoobay ay gaareen Waddanka Giriiga.
Waxaa dhici karta in waqtiyada soo socda in ciidamado hubkooda la gaalan meelo kale.
Dilka ama ciqaabta loo gaystaa ciidamada Turkida waxay cawaaqib xumo danbe ku reebi doontaa maamulka Erdogan oo horey u xiray Janano ciidameed.
LA SOCO WIXII8 SO KORDHA INSHALLAH.