Marin habaabin iyo ka been sheeg ayaa lagu hayaa taariikhda Islaamka iyo tan Soomaalida,waxaana duulaankaas hubaysan lagu hayaa in Jiilka soo socda oo Soomaalida noqdo mid ka maran Islaamnida iyo Soomaalinimada ,waa qorshe mudo dheer ay dajinayeen qubaro taqaan sida loo kor dego qoom meel degan loogana kiciyo dhulkii ay deganayeen.
Waxaa bilow ka ah waxa loo bixiyay QABYO QORAAL oo ah dastuur la rabo in lagu salido Soomaalida,waana qabyo maalin walba wax laga bedelo.laguna soo daro wax la qariyay oo aad u xun,sida JINSIGA,GAALAYSIINTA.
Waxaa ka digaya Sheekh Adan Sunne oo ka mid ah culimada Soomaaliyeed oo runta ka sheega duulaanka ku wajahan Soomaalida.
Voice Of Somalia-SOMALI LEAKS.