Labadan Nin waxaa lakala yiraah Faysal Abdi Rooble iyo Mohamed Abdi Mohamed….Bal haddaba daawada oo nala dhageysta waxay ku hadlayaan.Faysal Abdi Rooble wuxuu deggen yahay Mareykanka, Gobolka California – Los angels.Mohamed Abdi Mohamed sidoo kale isna wuxuu deggen yahay oo uu ku nool yahay dalka Mareykanka…Gobolka Virginia…..Waana Ninka leh Gaalada Cadaanka Mareykanka ee naga aqli badan ayaaba diiday Diinta. Aayad Quraan ah ayaa ILLAAH wuxuu ku yiri( Ma xukunka Jaahilayada yey doonayaan – Yaa uga fiican Eebe xukunkiisa Qoomka wax rumaysan) ……………………………………………………( أَفَحُكْمَ الْجَاهِلِيَّةِ يَبْغُونَ ۚ وَمَنْ أَحْسَنُ مِنَ اللَّهِ حُكْمًا لِقَوْمٍ يُوقِنُونَ )Marka isweydiinta waxay tahay …Nimankan haddey Muslimiin yihiin maxay ku diideen Diinta Islaamka ? Maxay se u dhintay ? Ma Dastuur uu qof soo qaray oo aan cadaalad iyo xaqsoor midna laheyn ayey dan moodeen ?