SHEEKH MAXAMED RASHAAD.AUN, MUXUU KA YIIRI CADOWTINIMADA ITOOBIYA

Xiisadda dagaalka ee maanta Soomaaliya ka taagan waa mid asal ku leh dhul-balaarsiga Xabashida iyo aaminsanaanta xukunka iyo gacan ku haynta dhulalka Soomaalida.
Fadlan si wanaagsan u dhageyso,waxaad ogaan doontaa wax badan oo aadan ogayn,ka dibna waxaa ku soo bixi doona waxa lala damacsan yahay gayiga Soomaaliyeed.
Ka dibna fadlan u DUCEEYA SHEEKHA oo wanaag badan kaga tagay ummada Soomaaliyeed.

 

Voice Of Somalia-SOMALI LEAKS